Smart POS
Scan barcode, samee iib, dooro payment-ka, oo daabac receipt ilbiriqsiyo gudahood.
ZihaamPOS wuxuu kuu keenaa iibka, kaydka, deymaha, receipts-ka iyo warbixinnada hal nidaam oo ku shaqeeya telefoon, tablet iyo computer.
Ka fogow buugaagta iyo xisaabinta gacanta. ZihaamPOS wuxuu xogtaada ka dhigaa mid habaysan oo la fahmi karo.
Scan barcode, samee iib, dooro payment-ka, oo daabac receipt ilbiriqsiyo gudahood.
La soco quantity, cost, sell price, expiry iyo alaabta gabaabsiga ah.
Eeg iibka maalinle, toddobaadle, bille, refunds iyo faa’iidada dukaanka.
Diiwaangeli lacagta la bixiyay, hadhaaga iyo taariikhda macmiil kasta.
Samee stickers, ku dar logo-ga dukaanka, oo hel receipts xirfad leh.
Weydii iibka, deymaha, stock alerts iyo returns-ka adigoo isticmaalaya Af-Soomaali.
Cashier kasta sii account u gaar ah si shaqada iyo masuuliyadda loo kala ogaado.
Maamul VAT, EVC-Plus, E-dahab, Sahal, Cash, Bank iyo xogta dukaanka.
Uma baahnid khibrad IT. Ku bilow dukaankaaga tallaabooyin yar gudahood.
Ku dar magaca, goobta, telefoonka iyo xogta dukaanka.
Ku dar barcode, quantity, cost, sell price iyo expiry.
Scan ama raadi alaabta, qaado payment, daabac receipt.
Reports iyo AI Chat ku ogow waxa dukaanka ka socda.
Qiimaha iyo adeegyada waxaad si toos ah uga heli kartaa maamulka ZihaamPOS. La xiriir si aad u hesho qorshaha kugu habboon.
Ku biir nidaam loo dhisay ganacsiyada Soomaaliyeed.
Dooro qaybta aad rabto inaad maamusho.
ZihaamPOSGeli username-ka iyo password-ka dukaanka.
Dukaan cusub? Isdiiwaangeli